Hey’adda nabadsugidda oo war ka soo saartay weerarkii Xalane

1664

hey’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa war-saxaafadeed  ka soo saartay weerarkii argagixiso ee dhagar qabayaal ka tirsan Shabaab ku qaadeen xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho.

War-saxaafadeedka ayaa lagu xusay in hey’addu  ka hortagtay weerarkii Xalane iyo weeraro kaloo argagixiso oo lagu wax yeeleeyn lahaa ummadda Soomaaliyeed, iyadoo fashilisay shakabado argagixiso oo maleegayay dhibaatooyin ka dhan ah shacabka iyo dowladda.

Nabad sugid warqad

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here