Horjooge Wacyi Galinta Beenta ah Shabaab U qaabilsanaa oo Dowladda isku Soo Dhiibay Maanta +Dhageyso

0
2414

Guddoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobolka Bakool Maxamed Xasan  Caraale oo Waraysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay inuu isi soo dhiibay horjooge ka tirsan Maleeshiyadka kooxda Alshabaab kaas oo in muddo ah dhibaato ku hayay dadka shacabka ah ee ku nool degmadaas Faah faahin intaas dheer ka dhagayso  Waraysiga guddoomiyaha

Halkaan.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here