Howlgallada lagu laaynayo Shabaab oo meel wanaagsan maraya iyo Khasaaro garay kooxdaas +Dhageyso

Taliyaha Qaybta Afaraad ee ciidanka  Jabuuti  kuna  shaqeeya magaca AMISOM  ee  ka howlgala Gobolka hiiraan Cornel Cabdiraxmaan Cabdi Dhimbil ayaa ka warbixiyay halka ay marauyaan Howlgallada lagu baacsanayo Kooxda Argagixisada ah ee Shabaab kaas oo ka socda Gobolka hiiraan.

Halkaan ka Dhagayso waraysiga Taliye Dhimbil.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here