Howlgalo ammaanka lagu adkeynayo oo laga sameeyay Afgooye

0
1991

Howlgalkan oo 24 saac, ee la soo dhaafay  ciidanka nabad sugida Soomaaliya ay ka samaayeen xaafado ka tirsan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose  ayaa waxaa ay ku soo qab qabteen hub iyo walxaha qarxa oo la tuhusanyahay in ay isticmaalayeen maleeshiyaadka Al-shabab.

Saraakiisha hey’adda nabad sugida ee saldhiga ku leh Afgooye ayaa sheegay in howlgalkan ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka hey’adda nabad sugida iyo booliiska Soomaaliya, isla markaana laga gaaray u jeedkii laga lahaa howlgalka.

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here