Howlgalo Ka dhan ah Maleeshiyaadka Al-shabaab oo laga fuliyey Gobolka Hiiraan.

Howlgal balaaran oo looga saarayo Maleshiyaadka Al-shabaab Gobolka Hiiraan  ayaa laga Sameeyey Inta u dhaxayso Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi .

 

Howlgaal ayaa waxaa Sameeyey Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliya Qeybta 27 guutada 5aad oo doonayo in ay shacabka ka dulqaadaan Dhibaatada Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Hoos Ka dhageyso faahfaahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here