Isbadal xagga Bilicda ah oo laga dareemayo Muqdisho “DAAWO SAWIRRO”

2065
Waa isgoyska Number Afar ee magaalada Muqdisho, oo Gawaaridu ay isku dhaaf dhaafayaan.

Waa mid ka mid ah xeebaha ku teedsan Degmada Xamar Weyne, dhalinyaro ka soo baxay Badda ayaa ku nasanaya halkaan.

Halkaan waa isgoyska Taleex ee magaalada Mqudisho oo isbadal wayn uu ka muuqdo

Halkaana waa wadada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho

Halkaan waa Jidka Dekada oo dib u dhis lagu sameeyay

SawirQaade C/fitaax JanteĀ 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here