Isku Aadka Semi-finalka Koobka Capital One oo Lagu Dhawaaqay

736

Isku aadka Semi-finalka koobka Capital One ayaa wax yar ka hor lagu dhawaaqay,waxana afarta kooxood ee soo baxay ay isugu beegmeen sida soo socoto

Liverpool Vs Chelsea.

Tottenham Vs Sheffield United

Lugta koowad ee Semi-finalka koobka Capital One ayaa waxaa la ciyaari doonaa 19 bisha January 19 ee sanadka 2015,halka lugta abaad la ciyaari doono 26 bisha January.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here