Isku Aadka Wareega Shanaad ee Koobka FA Cup-ka oo Lagu Dhawaqay

0
1155

Isku Aadka wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka ayaa goor dhow looga dhawaaqay dalka ingiriiiska.

Sidan ayey u wada ciyaari doonaan kooxaha u so baxay wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka.

Crystal Palace vs Liverpool or Bolton Wanderers

Arsenal vs Middlesbrough

Aston Villa vs Leicester City

West Brom vs West Ham

Bradford City vs Sunderland or Fulham

Blackburn Rovers vs Stoke City

Derby County vs Reading

Preston North End or Sheffield United vs Cambridge United or Manchester United

Isku aadka wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka ayaa waxaa la ciyaari doonaa 14 iyo 15 bisha February.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here