Ismaaciil Mukhtaar Cumar (Oranjo)oo loo magacaabay Guddoomiyaha Degmad Cabdi-casiis

Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Cabdicasiis.

 

Guddoomiye Yariisow ayaa Wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa ayaa Guddoomiyaha degmada Cabdicasiis loogu magacaabay  Ismaaciil Muqtaar Cumaar (Oronjo).

Guddoomiyaha cusub Ismaaciil Mutkhtaar Oronjo ayaa kamid ahaa  Shaqaalaha Wasaaradda warfaafinta,isagoo xilal kala duwan uu ka soo qabtay Wasaaradda Warfaafinta sida Tifaftiraha Wakaaladda SONNA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here