Jaaliyadda Norway oo baaq nabadeed beelo dagaallamay u jeediyey (Daawo)

0
1583

Waxagarad iyo aqoonyahano Ka tirsan Jaaliyada Norwey oo Baaq u jeediyey Beelo Walaalo ah oo diri ku dhexmartey deegaanka saaxo waxaana ay ka codsadeen in ay joojiyaan dagaalada oo ay wax walba ku dhameeyaan wada hadal iyo wada xaajood.

waxaana sidoo kale wax laga xumaado ku tilmaameen in dad walaalo ah ay gacan ka hadal ku dhexmaro wax ay ku dhamayn karaan hadal waxaana ay beelaha walaalaha ah kula taliyeen in ay ka taliyaan sidii nabad buuxo loogu soo dabaali lahaaa degaankaas.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here