Jawaahir Baarqab “Waa in Haweenka Sh. Hoose garab istaagaan Ciidanka Xoogga dalka” Dhageyso

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab oo lahadashay Radio Muqdisho ayaa bogaadisay Ciidanka Xoogga dalka ee Howlgaladda balaaran kawada gobolka Shabeellaha Hoose.

Gudoomiye Jawaahir Baarqab ayaa sheegtay in Haweenka Soomaaliyeed kula dardaarmeyso inay garab istaagaan Ciidanka qalabka sida.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Gudoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here