Jawaahir Xaaji Baarqab oo farriin u dirtay haweenka G/Banaadir “Dhageyso”

Gudoomiyaha ururka haweenka Gobolka Banaadir Marwo Jawaahir Xaaji Baarqab oo saaka wareysi siisay Radio Muqdisho ayaa haweenka Soomaaliyeed ugu baaqday iney taageeraan dowladda F. Soomaaliya, iyadoo kula talisay iney hormuud ka noqdaan amniga iyo horumarinta dalka.

Halkan hoose ka dhageyso wareysiga Jawaahir Xaaji Baarqab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here