Jeneraal Biixi oo shir Guddoomiyay kulan looga hadlay ciribtirka argagixisada “SAWIRRO”

Taliyaha ciidanka dhulk xoogga dalka JenerAal Maxamed Tahliil Biixi ayaa maanta shir Guddoomiyay kulan looga hadlay ciribtirka argagixisada goobaha ay uga hareen gobolka Mudug kaas oo ka qabsoomay deegaanka camaara oo shalay ciidanku la wareegeyn.

Kulanka waxaa ka qeyb galay wasiirka Amniga Galmudug  Mudane Axmed Macalin Fiqi, Sanatar Cabdi Xasan Cawaale (Qeyb-diid iyo saraakiisha ciidanka hogaamineysay).

kulan oo u jeedka ahaa siddii argagixisada looga ciribtiri lahaa goobaha ay ugu harsan yihin Galmudug  haraadigga Al-shabaab.