Jubbaland oo soo dhaweysay mowqifkii Galmudug iyo HirShabeelle

Qoraal ka soo baxay dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu soo dhaweeyey go’aankii ay qaateen dowlad goboleedyada Galmudug iyo HirShabeele, kaas oo ay ku dalbadeen in dalka laga qabto doorasho ku saleysan heshiiskii 17-kii September, isla markaana uu soo dhaweeyey Ra’iisul wasaare Rooble.

Hoos ka akhriso qoraalka Jubaland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here