Jubbaland oo sheegtay in ay Bilowday howl-gal maleeshiyaadka Al shabaab looga Saarayo Gobolada Jubbooyinka”

1625

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay bilaabeen howl-gal ka dhan ah oo maleeyshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab looga saarayo Gobolada Jubbooyinka deegaanada ay kaga sugan yihiin.

Afhayeenka Ciidanka Amaanka Jubbaland Xasan Aadan Axamed oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliya ayaa sheegay in ay diyaariyeen Ciidamo gaara oo la wareega deegaanada maleeshiyaadku ka joogaan Jubbooyinka hadana ay Ciidamadu ku baxeen deegaanadaas.

Maamulka Jubbaland ayaa wada qorshooyin maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al shabaab  looga saari lahaa deegaanada hoos yimaada Jubbland iyo sidii Nabad diidka looga xorayn lahaa Jubbooyinka.

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here