Ka soo dhiibo fikirkaaga ama su’aalo Barnaamijka Sahanaka Raadiyaha

0
931

Barnaamjika Sahanka Raadiyaha waxaa maalinta berri ah marti ku ah agaasimaha waaxda shaqaalaha iyo horumarinta shaqada ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada, xoghayaha guud ee guddiga qaranka ee shaqaalaha rayidka ah iyo guddoomiyaha midowga isutagga ururrada shaqaalaha Soomaaliyeed.

Waxaana looga hadli doonaa arrimaha shaqaalaha iyo shaqada maadaama ay nagu soo dhowdahay maalinta shaqaalaha adduunka ee 1 May, haddaba daawadayaasha iyo dhageystiyaasha warbaahinta dowladda  Soomaaliya waxa ay ka dhiiban karaan fikirkooda ama wixii talo iyo tusaale ah oo ay ku biiran karaan. Fadlan noogu soo dirara gtidaada   E-mailka ah;    sahanka@radiomuqdisho.net.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here