MUUQAAL-kalfadhiga 5.Aad Ee Baarlamaanka oo soo xirmay iyo Gudiga Doorashada Madaxa Banaan oo la ansixiyay(Sawirro)

2183

Mudanayaasha Golaha shacabka Soomaaliyeed ayaa Maanta waxa ay soo gaba gabeeyeen kalfadhiga Shanaad Ee Baarlamaanka iyagoo galaya Fasax labo bilood ah iyadoo Gudoonka baarlamaanku uu ka codsaday Xildhibaanada in inta fasaxa ay ku jiraan  la booqdo Gobolada iska markaana la soo ogaado Xaalada Bulshada Gobolada iyo baahiyaha ay qabaan.

Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa Gaba gabada Kalfadhiga Shanaad oo soo Xirmay Maanta waxaa ay ku Ansixiyeen Hindise sharciyeedka Dhismaha Gudiga Madaxa banaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo qaraaro ku saabsan Taagerida xawaaladaha Soomaalida Mareykanka iyoku dhaqanka Qorista Af Soomaaliga iyo keydinta soo jireenka Soomaaliyeed.

Xildhibaanada ayaa ayaa waxaa ay Cod aqlabiyad ah ku ansixiyeeen Dhowrkaa hindise sharciyeeed oo uu ka mid yahay Gudiga Madaxa banaan Ee Doorashooyinka Gudigaasina waxaa horyaala Howlo adag maadaama qorshuhu yahay in Dalka Doorasho ka dhacdo marka la gaaro 2016 ka  marka uu dhamaado waqtiga Dowladda Hadda jirta.

 

IMG_1478 IMG_1476 IMG_1472 IMG_1475 IMG_1469 IMG_1467 IMG_1449 IMG_1450 IMG_1455 IMG_1456 IMG_1462 IMG_1463 IMG_1448 IMG_1447 IMG_1446 IMG_1444 IMG_1437 IMG_1434 IMG_1418 IMG_1419 IMG_1420 IMG_1426 IMG_1432 IMG_1433 IMG_1417 IMG_1413 IMG_1412 IMG_1404 IMG_1400 IMG_1399 IMG_1390 IMG_1391 IMG_1393 IMG_1395 IMG_1396 IMG_1398 IMG_1382 IMG_1380 IMG_1378 IMG_1383 IMG_1385 IMG_1387 IMG_1376 IMG_1373 IMG_1371 IMG_1369 IMG_1364 IMG_1363 IMG_1360

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here