Kalfadhiga aqalka sare oo Maanta ka furmaya muqdisho

563

Maanta ayaa lagu wadaa in munaasabad lagu daah furayo kalfadhiga afaraad ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ay ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Furitaanka kalfadhiga afaraad ee Aqalka sare ayaa waxaa goobjoog ka noqon doona dhammaan xubnaha labada aqal ee soomaaliya, waxaana hada socota qaban qaabadii ugu dambeysay ee ku aadan furitaanka kulanka.

kulanka kalfadhiga aqalka sare ee dalka ayaa  waxaa looga hadlaya sharciiyo horyaalah golaha aqalka sare ee Baarlamaanka dalka,waxaana u fadhisan doona guddiga joogtada ee aqalka sare ee Baarlamaanka soomaaliyaa oo dood ka yeelanya sharciiyada horyaalah golaha  aqalka sare ee Baarlamaanka dalka.

furitaanka kaldhadhiga  aqalka sare ayaa ah midkii afaraad ee Baarlamaanka aqalka sare   ay maanta yeelanyan.

Halkan ka dhageyso codka;

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here