Kalfadhiga labaad ee baarlamaanka Galmudug oo ka furmay magaalada Sama-reeb+SAWIRRO

 Waxaa goordhow magaalada Samareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ka furmay kalfadhiga labaad kulankiisa koowaad ee baarlamaanka Maamulka Galmudug.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa Shir guddoominaya kulanka,waxaana Fadhigaan soo Xaadiray Inta Badan Xildhibaanada Dowlada Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here