Kalfadhigii Seddexaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Furmayo.

1280

Maanta ayaa lagu wadaa in si rasmi ah uu u furmo kalfadhigii Seddexaad ee Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo uu ka qeyb geli doono Madaxweynaha Dowladda Faderaalaka ah ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka jeedin doono qudbadiisii Dastuuriga ahayd  labada Gole ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka ah Soomaaliya.

Furitaanka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sidoo kale waxaa kasoo qeyb geli doono Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya , waxa uuna kulanka Maanta ahaan doonaa Furitaanka Kalfadhiga Seddexaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here