Kismaayo: Lix Xildhibaan kale oo loo doortay aqalka Hoose

Wajiga labaad doorashooyinka Xildhibaanada aqalka hoose ee ka biloway  magaalada Kismaayo ayaa la soo gabagabeeyay goor dhow qeybtii hore, iyadoo ay ku guuleysteen illaa lix xildhibaan

,Doorashooyinkaan oo saakay bilowday waxaa maanta ku soo baxay lix xildhibaan  kala ah

1-C/raxmaan Kulmiye Xirsi

2-Axmed Cismaan Ibraahim

3-Sacdiyo Muuse C/laahi

4-Farxiyo Xasan Axmed

5-C/qaadir Sheekh Cali iyo Sheekh Nuur Maxamed Xasan.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here