Kooxda Arsenal oo Xasuuqday Aston Villa “SAWIRRO”

1550

Kooxda Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates Stadium ku xasuuqday oo 5-0 uga badisay kooxda Aston Villa.

Kooxda Arsenal ayaa qeybtii hore ee ciyaarta gool ku hogaamineysay,waxaana u dhaliyay ciyaaryahan Olivier Giroud.
Oliver goolOliver celeOli cele

Kooxda Arsenal ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta dhalisay afarta gool ee kale,waxaana u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Mesut Oezil, Theo Walcott,Santi Cazorla iyo Hector Bellerin.
Ozil gool

Ozil gooolSant goolPenWal golPer goolOzil cele

Per cele

sad

Sant cele

Wal cele

Kooxda Arsenal ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta shanaad,waxana ay leedahay 42-dhibcood,halka kooxda Aston Villa ay horyaalka uga jirto kaalinta 16-aad,iyadoo leh 22-dhibcood.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here