Kooxda Heegan oo galabta afka ciidda u dartay kooxda LLPP Jeenyo “SAWIRRO”

1
1441

Kulan ka tirsan Horyaalka heerka koowaad ee dalka ayaa galabta ka dhacay garoonka kubadda cagta ee Benaadir Stadium, kaasi oo dhex maray kooxaha Heegan iyo LLPP Jeenyo oo ka wada tirsan horyaalka heerka koowaad ee dalkeena.

Kulankii galabta oo ahaa mid xiiso gaar ah leh, isla markaana ay u soo daawasho tageen dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Benaadir, waxaana cayaarta qeybtii hore ay ku soo gabo gabowday 0-0.

Daqiiqado kaddib qeybtii dambe markii la isku soo laabtay cayaarta ayaa labada koox waxa ay garoonka ku soo bandhigeen cayaar aad loo jecleystay, iyadoo cayaartu ay ahayd mid weerar iyo weerar celis.

Guud ahaan cayaartii dhexmartay kooxaha Heegan ee ciidanka Booliska iyo LLPP Jeenyo ayaa waxa ay ku soo idlaatay 3-1 oo ay guusha ku raacday kooxda Heegan.

DSC00172 DSC00175 DSC00179 DSC00182 DSC00186 DSC00188 DSC00190 DSC00192 DSC00195 DSC00197 DSC00201 DSC00202 DSC00203 DSC00204 DSC00205 DSC00206 DSC00207 DSC00211 DSC00212 DSC00213 DSC00215 DSC00217 DSC00224 DSC00226 DSC00230 DSC00232 DSC00233 DSC00247 DSC00252 DSC00258 DSC00259 DSC00263 DSC00264 DSC00275 DSC00276 DSC00277 DSC00278 DSC00279 DSC00281 DSC00282 DSC00283 DSC00284 DSC00285 DSC00286 DSC00288 DSC00303 DSC00305 DSC00310 DSC00312 DSC00315 DSC00317 DSC00321DSC00333 DSC00326 DSC00327 DSC00331Sawir Qaade:- Qadar Cali Nuur

 

 

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. waaa wax aan ugu farxay markaan arkay wlh sida ay nabadu u mcntahay iyo xasiloonida ilaaahow kuwaa ciqaabta ku haayo umada somaliyed ka qabo oo walibo hadafkooda weeeci somaliya ha is raaacdo somaliya ha guuleysato somaliya guul midnimadana waa muqadas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here