Kooxda Juventus oo Soo Baxday Semi-finalka Coppa Italia

0
816

Kooxda Juventus ayaa u soo baxday Semi-finalka koobka Coppa Italia,ka dib markii ay 1-0 uga badisay kooxda Parma oo lagu ciyaarayay garoonkeeda Stadio Tardini.

Ciyaaryahan Alvaro Morata oo bedel ku soo galay ciyaarta ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Juventus.
celeee

Kooxda Lazio ayaa sidoo kale u soo baxday Semi-finalka Coppa Italia,ka dib markii ay ka badisay kooxda AC Milan.

Todobaadka soo socda ayaa waxaa ciyaari doono kooxaha Roma iyo Fiorentina.

Halka sidoo kale ay wada ciyaari doonaan kooxaha Napoli iyo Inter Milan.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here