Kooxda Liverpool oo u soo baxday quarter finalka koobka FA Cup-ka “SAWIRRO”

0
1205

Kooxda Liverpool ayaa u soo baxday quarter finalka koobka FA Cup-ka,ka dib markii 2-1 uga badisay kooxda Crystal Palace.

Kooxda Crystal Palace oo lagu ciyaarayay garoonkeeda Selhurst Park ayaa goolka la hor martay,waxaana qeybtii hore ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Fraizer Campbell.

Cam goolCamb goolCam celeSad

Kooxda Liverpool ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta dhalisay labada gool,waxaana u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Daniel Sturridge iyo Adam Lallana.

Adam cele Adam celeee Adam gool Dai cele Dani gool Danie cele Danii cele

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here