Kooxda Roma oo Ka Hartay Koobka Coppa Italia

728

Kooxda Roma ayaa ka hartay Koobka Coppa Italia,ka dib markii garoonkeeda Olimpico ay 0-2 uga badisay kooxda Fiorentina.

Ciyaaryahan Mario Gomes ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta labada gool u dhaliyay kooxda Fiorentina.

Kooxda Fiorentina ayaa Semi-Finalka koobka Coppa Italia la ciyaari doonto kooxda Juventus.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here