Kor u qaadida adeegyada bulshada ee degmada Hodan oo laga hadlay-Sawirro

0
2179

Waxaa ka dhacay hoolka shirarka ee degmada Hodan shir balaaran oo uu soo qaban qaabiyay maamulka degmada kaas oo looga wadahadalay arimaha kala ah Amaanka,Canshuuraha ,Nadaafada, Wadooyinka Burbursan ,MusuqMaasuqa Iyo biyo fadhiisiga Warta Siigaale.

Waxaa ka soo qeybgalay shirka gudoomiyaha degmada Marwo Xaawo Maxamuud Cali  “Xaawo-Kiin” gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada degmada Maxamuud Cali Xasan xoghayaha degmada Maxamed C/laahi, maamulada waaxaha iyo derisaynta.

sawirka shirka maamulka degmada hodan (2) sawirka shirka maamulka degmada hodan (3) sawirka shirka maamulka degmada hodan (4) sawirka shirka maamulka degmada hodan (5) sawirka shirka maamulka degmada hodan sawirka shirka maamulka degmada

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here