Kulan amniga caasimadda looga hadlay oo maanta lagu qabtay Muqdisho +Sawirro

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalda Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlayay dardargalinta iyo sugitaanka amniga caasimada iyo ururinta daqliga, kulankaas oo ka dhacay xarrunta dhallinyarada Gobolka Banaadir.
Kulankaas oo ay ka qaybgaleen guddoomiye ku xigeenada maamulka gobalka Banaadir, agaasimeyaasha maamulka gobolka iyo guddoomiyayaasha degmooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here