Kulan Looga Hadlay Doorka Ururada Bulshada Rayidka Ay Ka Qaadan Karaan Doorashooyinka 2016-ka “Sawirro”

0
1027

Kulankani oo ay ka qeybgaleen in ka badan 400 oo qofood loogana hadlayay doorka ay ururada bulshada rayidka ah ka qaadan karaan Hanaanka loo marayo doorashooyinka  2016-ka,  islamarkaana ay soo qaban qabisay Hey`adda EISA oo ka shaqeysa arrimaha doorashooyinka Africa ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa la isku dhaafsaday argatiyo ku aaddan waddada ugu fudud ee lagu gaari karo hiigsiga 2016-ka maaddaama ay dowladda Faderaalka ay horey ugu dhawaaqday in dalka ay ka dhici karin xiligan doorasho qof iyo cod ah iyagoona isku raacay in Xalka ummadda Soomaaliyeed ay ku jirto in laga gudbo 4.5 oo ah hananka xiligani wax lagu qeybsado.

C/qani Cabdi Jaamac oo xubin ka ah guddi howleedka Madasha wadashiga Qaran ayaa sheegay in loo baahanyahay in loo istaago midnimada ummadsa Soomaaliyeed islmarkaan meesha laga saaro danta gaarka ah.

Qaar ka mid ah dadkii ka hadlay  kulanakasi ayaa muujiyay doorka ay ka qadankaraan bulshada rayidka ah samata bixinta Ummadda Soomaaliyeed, waxaana ay bogaadiyeen in la joogteeyo kulamada noocaan oo kale oo looga hadlayo  masiirka umadda Soomaaliyeed.

9 1 4 5 6 7 8 vlcsnap-2015-11-12-09h07m51s295 vlcsnap-2015-11-12-09h07m59s252 vlcsnap-2015-11-12-09h08m11s698 vlcsnap-2015-11-12-09h08m28s922 vlcsnap-2015-11-12-09h09m29s941 vlcsnap-2015-11-12-09h09m24s254 vlcsnap-2015-11-12-09h09m18s637 vlcsnap-2015-11-12-09h08m42s749 vlcsnap-2015-11-12-09h08m35s375 vlcsnap-2015-11-12-09h09m33s125 vlcsnap-2015-11-12-09h09m39s064 vlcsnap-2015-11-12-09h09m47s124 vlcsnap-2015-11-12-09h09m53s810 vlcsnap-2015-11-12-09h10m02s807 vlcsnap-2015-11-12-09h11m12s142 vlcsnap-2015-11-12-09h10m51s353 vlcsnap-2015-11-12-09h10m15s705 vlcsnap-2015-11-12-09h10m10s171 vlcsnap-2015-11-12-09h11m22s913 vlcsnap-2015-11-12-09h11m32s772 vlcsnap-2015-11-12-09h11m46s035 vlcsnap-2015-11-12-09h11m57s252 vlcsnap-2015-11-12-09h12m09s843 vlcsnap-2015-11-12-09h12m32s119 vlcsnap-2015-11-12-09h12m39s319 vlcsnap-2015-11-12-09h13m01s076 vlcsnap-2015-11-12-09h13m19s361 vlcsnap-2015-11-12-09h13m30s824 vlcsnap-2015-11-12-09h13m50s003 vlcsnap-2015-11-12-09h13m56s065 vlcsnap-2015-11-12-09h14m01s291 vlcsnap-2015-11-12-09h14m06s424 vlcsnap-2015-11-12-09h14m20s179 vlcsnap-2015-11-12-09h14m35s419 vlcsnap-2015-11-12-09h15m04s061 vlcsnap-2015-11-12-09h15m10s982 vlcsnap-2015-11-12-09h15m20s147 vlcsnap-2015-11-12-09h15m57s206 vlcsnap-2015-11-12-09h15m46s952 vlcsnap-2015-11-12-09h15m51s616 vlcsnap-2015-11-12-09h15m32s345 vlcsnap-2015-11-12-09h15m26s082 vlcsnap-2015-11-12-09h16m03s588 vlcsnap-2015-11-12-09h16m09s741 vlcsnap-2015-11-12-09h16m43s021 vlcsnap-2015-11-12-09h16m49s386 vlcsnap-2015-11-12-09h16m56s378

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here