Kulan looga hadlayay horumarinta bilicda Caasimadda oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Mudane Faarax Cabdi Diini ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Agaasime waaxeedyada hoostaga qeybta howlaha guud ee Dowlada Hoose Xamar.

Mudane Faarax Cabdi Diini ayaa kala hadlay xubnaha uu la kulmay dardargalinta howlaha lagu horumarinaayo bilicda Caasimadda iyo sidoo kale in si hufan loogu qidmeeyo shacabka gobolka Banaadir.

Ujeedka kulanka oo ahaa isla-xisaabtan ayaa agaasimaayasha faray inay ka soo dhalaalan waajibaadkii loo igmaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here