Kulan Su’aallo lagu weydiinayo Ra’iisul Wasaaraha oo caawa ka socda xarunta Villa Hargeysa “SAWIRRO”

5375

Guddiyada Difaaca iyo Ammaanka ee Golaha shacabka ayaa caawa kulan su’aalo lagu weydiinayo xarunta Villa Hargeysa kula leh Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed., iyadoo kulanka ay goob joog ka yihiin Guddoonka Golaha shacabka.

Kulanka waxaa shir Guddoominaya Ku simaha Madadweynaha Dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” waxaa su’aallo la xiriira arrimaha ciidamada lagu weeydiinayaa Ra’isulwasaaraha Xukuumadda oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here