Kulanka Baarlamaanka oo furmay

0
838

Kulanka Baarlamaanka ayaa furmay ayadoo uu shir guddoominayo Afhayeenka Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari”

Fadhiga waxaa ku sugan oo uu shirku ku furmay 211 xildhibaan, ayadoo la bilaabay dhammaystirka doodda xildhibaanada oo qaarkood ay dhimnaayeen.

Doodda kaddib ayaa la guda gali doonaa in xukuumadda loo qaado codka kalsoonida. Tallaabadaas ayaa soo afjari doonta mooshin muddo soo jiitamayay oo ay xildhibaanada qaar ay ka keeneen xukuumadda oo ay ku eedeeyeen inaysan sii shaqeyn Karin.

Wixii ku soo kordha waan idin la socodsiin doonnaa hadduu Alle idmo.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here