Labo Qarax oo ismiidin ah oo ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Kooxda Argagixisada Al-shabaab ayaa Saaka labo qarax oo gawaari loo adeegsaday ka geystay agagaarka Matxafka Qaranka iyo Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho.

Labada Qarax oo isu dhawaa ayaa geystay Qasaaro lama ogo Qasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxyada saakay ay kooxda Al-shabaab kusoo Weerareen Magaalada Muqdisho.

Faahfaahinta iyo Wixii kusoo kordho Xaalada goobaha ay bartimaameedsadeen Kooxda Al-shabaab Dib ayaan idinkaga soo Gudbin doonaa insha allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here