Labo ruux oo geeriyootay qarax ka dhacay agagaarka Tre-piano

7350

Labo ruux ayaa geeriyootay kadib markii gaari nuuca loo yaqaan (Kaarib) uu ku qarxay aga gaarka Tre Piano ee wadada Maka Al-Mukarama, sida uu Warbaahinta Qaranka ay u xaqiijiyeen laamaha ammaanka.

Qaraxa ayaa ahaa mid laga soo buuxiyay gaariga la dhigay waddada dhinaceeda, taasi oo ay ku nafwaayeen labo ruux oo goobta ka agdhaweyed.

Ciidamada ammaanka ee dowladda ayaa gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay, kuwaasi oo halkaasi ka wada howlo baaritaanno ah.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here