Laftagareen oo Xil ka Qaadis ku Sameyey Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada maamulka Koofur Galbeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xil ka Qaadis ku Sameyey Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada halka kuwo kalena isku shaandheyn lagu Sameyey.

“Waxaan xil ka qaadis ku Sameyey Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada, halka kuwo kalena isku shaandheyn aan ku Sameyey” ayuu bartiisa Facebook ku soo qoray madaxweene Laftagareen.