Liiska Golaha Barlamaanka 2-aad ee Koofur-galbeed oo maanta lagu dhawaaqay

Guddiga Farsamada madaxa –banaan ee soo xulista Barlamaanka Koofur –galbeed ayaa ku dhawaaqay liiska cusub ee Xildhibaanada barlamaanka 2-aad ee koofur galbeed oo ka kooban 95 xubnood

Guddigaan ayaa waxaa dhawaan magacaabay madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofu-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here