Maamulka Cadaado oo la wareegay gaari dab damis ah+Sawirro

Maamulka degmada Cadaado ayaa la wareegay gaari dab damis ah oo ay shacabka deegaanku iibiyeen, kaas oo loogu talagalay inuu qeyb ka qaato ka hortaga khatarta ka imaan karta dabka.

Shacabka Cadaado ayaa baahi weyn u qabay adeegayada la xariira gurmadka degdega ah ee dab-damiska, waxayna mas’uuliyiinta maamulka sheegeen in lagu soo beegay xilli loo baahnaa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here