Maamulka Degmada Holwadaag oo howlo nadaafadeed ka sameeyey wadad 30-ka ee magaalada Muqdisho.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa wado dadaalo looga shaqeynayo nadaafadda iyo bilicda degmooyinka Gobolka Banaadir gaar ahaan nadiifinta wadooyinka Magaalada Muqdisho.

Maamulka Degmada Holwadaag oo kaashanayo Waaxda Gaadiidka Dolwada Hoose ee Xamar iyo shirkadaha ka shaqeeya nadaafada ayaa xalay howlo nadaafadeed ka sameeyay Wadada dheer ee sodonka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here