Maamulka gobolka Banaadir oo casriyeynaya hanaanka maamul maaliyadedka “SAWIRRO”

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee maamulka gobolka Banaadir ahna ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir mudane Cabdiqaadir Maxamed Maxamud (Caana Boore) ayaa shir guddoomiyay kulan ujeedkiisu uu ahaa soo bandhigida, dib u habeynta iyo howlgalinta nidaamka casriga ah ee uu ku shaqeyn doono qeybta maamulka iyo maaliyadda.

Shirkan ayaa inta uu socday waxaa goobta lagu soo bandhigay habraacyo ka turjumaayo nidaamkan casriga ah ee lagu shaqeyn doono iyo sidii loo fududeyn lahaa dhaqangalintiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here