Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Shiray Dar Dargelinta Nadaafadda Caasimadda “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo galabta lagu qabtay xarunta dhallinyarada Gobolka Banaadir

Shirka waxaa goob-joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir,  Guddoomiyeyaasha 17ka ee Gobolka Banaadir, kaasi oo looga hadlay dardar galinta Nadaafadda Caasimadda Muqdisho,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here