Maamulka Gobolka Banaadir oo ku wargaliyay Ganacsatada in ay Cusbooneysiistaan Shatiga

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay Ganacsatadu in ay Cusbooneysiistaan shatiga Ganacsiga Dowladda Hoose ee Xamar.

Wareegtadaan oo kasoo baxday Xafiiska Agaasimaha Waaxda Canshuuraha Dowladda Hoose ee Xamar Mudane Xuseen Axmed Culusoow ayaa u qorneed Saan.

[pdf-embedder url=”http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2018/01/DEQ-1.pdf” title=”DEQ”]

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here