Maamulka Gobolka Benaadir oo amray in la joojiyo lacagaha lagu galo Beerta Nabadda

5252

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maamulka Beerta Nabadda ku amray inay joojiyaan lacagaha laga qaadayo dadka galay Beerta Nabadda, maadaama uu maamulka sheegay in Beerta Nabadda ay tahay goob Hanti guud, isla markaana uu maamulka Gobolka uga Mahadcelinayo ganacsatada sida ay u dhiseen.

Wareego ka soo baxday Xafiiska Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Benaadir Marwo Maluuka Dheere Cabdiqaadir ayaa lagu sheegay in wixii maanta ka dambeeya ay Beerta Nabadda noqon doonto mid lacag la’aan ah.

Halkan ka Akhriso wareegtada Maamulka Gobolka

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. Waxey ila tahay haddii beerta ey maal gashteen ganacsato hishiis dowladeed waxaa ila fiican in heshiiska la dhowro waayo aniga waxaan ahay ganacsade ku nool Uk London hami farabadana ku jiro marka loo eego xaalada dowladan wanaagsan rajada ey na gelisey. Marka hab dowladeed maxkamad iyo cadaalada haloo maro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here