Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose oo kormeeray garoonka diyaaraddaha ee Shalaambood “Sawirro”

Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose mudane Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur (Sidii) iyo Guddoomiyaha magaaladda Marka ahna duqa degmadda mudane Cabdulaahi Cali Axmed (Waafow) ayaa si wadajir u kormeeray garoonka diyaaradaha ee shalambood.

Guddoomiye Sidii ayaa sheegay in dib u dayactir lagu samayn doono garoonka caalamiga ah ee magaaladda Marka caddey.

Elaboorkaan ayaa ku bururay dagaaladdii sokeeye ee dalka ka dhacay, haddii la hirgaliyo magaaladda Marko wax weyn ayuu ka taraya isku socodka bulshada iyo ganacsiga gobolka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here