Maamulka Koonfur Galbeed Oo Magacowday Afhayeenka Wasaaradda Amniga Ee Maamulkaasi

0
1398

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa wareegtao lagu magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Amniga ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya, iyadoo Wareegtadaasi ay ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradaasi C/fitaax Maxamed Ibraahim.

Xilka Afhayeenka Wasaaradda Amniga koonfur galbeed Ee Soomaaliya ayaa loo magacaabay Maxamed Maxamuud Caseyr.

Hadaba Akhriso Wareegtada lagu magacaabay Afhayeenka

20151123_155149-1

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here