Madaxda Golaha Wadatashiga oo la kulmay wakiillo ka socday Haweenka Soomaaliyeed

Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiillo ka socday Haweenka Soomaaliyeed oo ay horkaceysay Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Xaniifa Xaabsade.

Wakiilada ka socday Haweenka iyo Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ,waxa ay ka wadahadleen sidii loo xaqiijin lahaa qoondada 30%  ee haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin Goleyaasha Baarlamaanka dalka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here