Madaxda maamul goboleedyada dalka oo shir uga furmay Muqdisho

Madaxweyniyaasha dowlad Goboleedyadda; Puntland, Jubbaland, Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa ka wadahadlay xal u helidda caqabadaha hor taagan qabsoomidda doorashooyinka, ka dib mulan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa horay ergo madaxweynayaal ah ugu diray madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland si loogu soo qanciyo in ay ka soo qeyb galaan shirka Golaha Wadatashiga Qaran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here