Madaxda Qaranka oo Salaadda Janaasada ku dukaday Maydka Wasiirkii Howlaha Guud

0
5311
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Guddoomiyaha Golaha Shacabka, iyo R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo Madax kale ayaa maanta salaadda Janaasada kula dukaday Masaajid ku yaala Madaxtooyada Soomaaliya Allaha u naxariistee Marxuum Cabaas Siraaji oo ahaa Wasiirkii Howlaha Guud.

Madaxda Qaranka ayaa Tacsi u diray dhammaan Qoyska iyo Shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Wasiirka, waxaana uu Alle kaga Baryeen inuu Janada Fardowso ka Waraabiyo Marxuumka.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here