Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan oo Hambalyo u dirtay shacabka

Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee dalka Pakistan waxa ay ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan gaar ahaan muwaadiniinta ku nool dalka Pakistan ugu Hambaliyeenaysaa sanad guuradda 61-aad ee xornimada iyo midnimadda Soomaaliya. 1luulyo 1960. Sidaa darteyd dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalkan waxaa lagu wargalinayaa in berito oo ah 1da luulyo ay safaaradda xerantahay waxaana dib loo furayaa 2 luulyo 2021. Happy independence day 🎉🇸🇴🎊

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here