DEG DEG-Madaxtooyada oo Xeer Ilaalinta ka Dalbatey Baaritaan.

0
3453

21 January, 2015: Mogadishu- Xafiiska Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa uu si weyn uga walaacsan yahay eedeymaha uu soo jeediyey Hantidhowrka Guud ee qaranka, waxaana uu ka codsadey Xeer Ilaaliyaha Guud inuu degdeg baaritaan ugu sameeyo eedeymahan.

Xafiiska Madaxtooyada waxaa ka go’an mar walbana diyaar u yahay taageerada in si hufan uu u shaqeeyo xafiiska Hantidhowrka Guud.
DHAMMAAD
Daud Aweis
Spokesman,
Office of the President
Federal Republic of Somalia
Email: daweis@presidency.gov.so

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here