Madaxwaynaha Maamulka Hirshabelle oo Amaar ku bixiyay  Hawlgal  lagu ciribtirayo  Maleeshiyaadka Al-Shabaab

1311

Degaano hoos taga gobolka Shabellaha hoose oo ay hawlgalo ka sameyeen Ciidaanka Xogga Dalka ayaa waxaa uu Dagaal ku dhexmaray Maleeyshiyaadka  Al-Shabaab

Hawlgalkasi ayaa lagu so qabtay rag ka tirsaan maleeshiyaadka Al-Shabaab ee hataan naf laa cariga ah  ee ku ganbanya degaankasi.

Ciidaanka ayaa hataan wada siday ugaa sifayn lahayeen goobaha ay ka joogan Gobolka Shabellada  hoose Maleeshiyaadka cadaystay dhibateynta shacaabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Maamulka  Hirshabelle Maxamed Cabdi Awaare ayaa amaar ku bixiyay sidi lo soo afjari laha  haraadiga  Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee qaska ka wadah  degaankasi hoostaga Maamul.  wareysi uu siyay Radio Muqdisha Guddoomiye ku xigeenka Amniga

iyo siyaasada Maamulka  Hirshabelle Abuular Aadan Caleey Balcad ayaa sheegay

in ay ku sii daba jiraan firxadka Argagixiisada Al-Shabaab ee ka caraaray hawlgalada ciidaanka Xogga Dalka.

120101_006

Halkaan ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha ku Xigeenka Amniga 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here